Muuqaal: Raadkii Gumaysigu kaga tegay Dhaqanka iyo Xeerarka Soomaalida

 



Barnaamijkani wuxuu dhacay 18 kii Luulyo ee sannadkan sii dhammaanaya. Dibudhaca baahinta ku yimina sababo farsamo ayuu la xidhiidha. Wuxuu daarranaa wadasheekaysi ku saabsan mawduuca kor ku xusan oo aad muhiimad u leh. Waxa marti ku ahaa Dr. Guuleed Dafac, oo aynu si wadajir ah wadasheekaysi furan iyo niqaash guud oo ku saabsan mawduuca ugu la samaynnay. Laba ujeeddo ayaannu si gaar ah u beegsanaynnay, ta hore oo ah in si guud looga warramo mushkiladaha iyo eelkii gumaysigu kaga tegay Dunida Koonfurta, iyo in aynu si khaas ah uga warranno labadii gumaysi ee Talyaaniga iyo Ingiriisku dhibaatadii iyo dhitadii aynu ka dhaxalnay oo aynu ilaa hadda la tacaalayno.


Muuqaalka oo dhammaystiran waxaad ka daawan kartaan, halkan, via YouTube:

https://youtu.be/i2689TYgIao?si=8YOhQzNTbg-1r9Xl


Comments

Popular posts from this blog

Sidee buu ahaa 'Dhaqaalihii Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed (1960-1991)'?

Dulmanayaashu Tacliin Noocma ah bay u Baahan Yihiin?

Baaqa Shuuciga: faallo akhris iyo falanqayn